Elon Must oo Sheegay in Qiimo-dhimis Lagu Sameeyey Lacagta Fiiga ee Calaamada Buluuga ah ee Twitter

Mulkiilaha shirkadda Elon Musk Twitter ayaa ku dhawaaqay in qiimo dhimis loo sameeyey dadka haysta calaamadda Buluugga ah ee sugnaanta, kuwaas oo hadda ka dib bil walba bixin doona lacag dhan 8 Dollar.

Tan ayaa timi ka dib markii laga qayliyey qiimihii uu horey ugu dhawaaqey ee ahaa 20 Dollar oo bil walba ah.

Elon Musk ayaa wada is beddel xoog leh oo ku samaynayo degelka Twitter ka oo uu ka bixiyey lacag dhan 44 Bilyan oo Doll