Taliyaha Ciidanka Booliska JSL oo soo Dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Booliska Djabouti

HARGEYSA – (WARSOOR) – Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Sareeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi ayaa saaka subaxdii hore Garoonka Diyaaradaha hargeysa ee Cigaal ku soo Dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Booliska Djabouti Col Cabdiraxmaan Cali kaahin iyo wafti uu hogaaminaayo.

Ujeedada Sacdalka Taliyaha Booliska Djibouti iyo waftigan ayaa ah ka qayb galka xuska 29 guurada Aasaaska Ciidanka Booliska JSL oo ku beegan Maalinta Bari.