Diyaarad Uu La Socday Madaxweynaha Jabuuti oo si dag dag ah u Cagadhigatay Garoonka Jubuuti

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo maanta lagu waday in uu ka qeybgalo shir madaxeedka dalalka IGAD oo ka furmaya magaalada muqdisho ayaa ka laabtay Hawada Soomaaliya, kadib markii Cilad farsamo ay ku timid diyaaraddii siday wafdiga wafdiga Madaxweyne Geelle.

ismaaciil-geele

Safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Danjire Aadam Xasan Aadam oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA ayaa u sheegay in cilad farsamo ay soo wajahday diyaaradda, kadibna ay dhex ka laabatay.

Danjir Aadam ayaa yidhi.”diyaaradda Madaxweynaha Qaranka Jabuuti hadda si nabadgalyo ay bey ku gaartay dalka Jabuuti, Cilad Farsamo ayaa soo wajahday, wuxuu qorshuhu ahaa in uu ka qeybgalo shir maradeexda IGAD, hadda waxaa matali doono Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalja Jabuuti oo ku sugan Madasha Shirka”.

Mudane Aadam Xasan Aadam ayaa bogaadiyay hormarka ay ku tallaabasatay Soomaaliya, isagoo arrin taariikhi ah ku tilmaamay in magaalada Muqdisho ay shir caalami ah isugu yimaadaan Madaxda Gobalka 26 sano oo burbur ah kadib.

Xigasho: sonna

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

A Presidential jet carrying the President of Djibouti heading to Somalia takes a U-Turn

Muqdisho – (warsoor) – A Presidential jet carrying His Excellency Ishmael Omar Gulleh the President of the republic of Djibouti has on Tuesday taken a U-turn while it has entered the Somali air space.

ismaaciil-geele

President Gulleh was intending to attend the 28th IGAD summit which has officially opened in the Somali capital Mogadishu. Aviation experts onboard of the Presidential jet have said that the plane has some technical problems and is not fit enough to carrying on its final destination.

The Djibouti ambassador to Somalia Aden Hassan Aden has confirmed for the Somali National News Agency, that the plane carrying the President of Djibouti and his delegation has returned to Djibouti.

“The President of the republic of Djibouti was intending to participate in the ongoing IGAD summit in Mogadishu, but due to some technical challenges on the plane which was carrying the President he could not make it” said ambassador Aden.

President Gulleh will be represented in the IGAD summit by the Djibouti foreign Minister who is in Mogadishu, and was among the foreign Ministers of the IGAD States members paving the way for the head of the States.

Finally the ambassador has called the summit a privilege on for the Somali nation and a tangible moment in the Somali history.

Written by: Mohamed Omar Hussein

Source: sonna

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.