GAZA – (WARSOOR) – Ciidamada Israel ayaa duqeeyay Rafah iyo deegaano kale oo ku teedsan Marinka Gaza, waxaana ay dagaal afar geesood ah la galeen dagaalyahanno ay hogaaminayaan kooxda Islaamiga ah ee Falastiiniyiinta ee Xamaas, sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo ciidamada Israel.