Kenya oo hakisay qorshe ay ciidamo ugu diri laheyd Haiti

NAIROBI — (WARSOOR) – Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay hakinayso gayntii ciidamo kun askari ah oo booliis…

Golaha Ammaanka oo u codeeyey in la joojiyo dagaalka Sudan

SUDAN – (WARSOOR) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay Jimcihii qaraar ku baaqaya in…

Maraykanka oo xakamaynaya shirkadaha u ololeeya Shiinaha

WASHINGTON – (WARSOOR) – Shirkadaha ka dhex ololeeya dawladda Maraykanka ayaa bilaabay inay iska diidaan macaamiisha…

Kamala Harris oo ku baaqday xabad-joojin ka dhaqan gasha Gaza

WASHINGTON – (WARSOOR) – Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa Axadii ku baaqay “xabad joojin degdeg…

Israa’iil oo aqbashay heshiis xabbad-joojin iyo Xamaas oo war laga sugayo

QAZA – (WARSOOR) – Sarkaal sare oo ka tirsan xukuumadda Maraykanka ayaa sheegay in Israa’iil ay…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xafiiskiisa ku Qaabilay Danjiraha Qatar

MUQDISHO – (WARSOOR) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa…

QM oo warbixin kasoo saartay dhibaatooyinka ka dhashay dagaalka Sudan

KHARTOUM – (WARSOOR) – Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in ku dhawaad 11…

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara Ku Kulmay

TURKIGA -(WARSOOR) – Kulanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu la yeeshay madaxweynaha…

Turkiga iyo Talyaaniga oo iska kaashanaya galaangalka Africa

TURKIGA – (WARSOOR) – Turkiga iyo Talyaaniga ayaa doonaya inay sare u qaadaan galaangalkooda iyo saameynta…

Maraykanka oo ka walaacsay in Farogelin lagu sameeyo doorashadiisa madaxtinimada

WASHINGTON – (WARSOOR) – Saraakiisha ammaanka ee Maraykanka ayaa ku dhiiranaya inay si cad uga hadlaan,…