Hay’adda Duulista iyo ICAO oo ka wada-hadlay sidii loo dardargelin lahaa qorshayaasha horumarinta leh

MUQDISHO -(WARSOOR) – Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa…

Ra”iisul wasaaraha XFS oo kormeer ku tegay Talisyada Ciidamada NISA iyo Booliiska

Muqdisho (WARSOOR) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo…

Afhayeenka Booliska oo faah-faahin ka bixiyay khasaaraha weerarkii SYL ee Khawaarijta

MUQDISHO – (WARSOOR) – Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Col.Qaasim Axmed Rooble oo shir jaraa’id ku qabatay…

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay wasiirada arrimaha gudaha dowlad goboleedyada

Muqdisho – (WARSOOR) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda FS mudane Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay wasiirrada arrimaha…

Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka

Muqdisho – (WARSOOR) – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa,…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN KU SAABSAN AMNIGA DALKA IYO CIRIBTIRKA KHAWAARIJTA LA QAATAY HAY’ADAHA AMNIGA DALKA

Muqdisho – (WARSOOR) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane…

Baarlamaanka Soomaaliya oo Ka Dooday Cutubka 4-aad ee Dastuurka

Muqdisho – (WARSOOR) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur…

Soomaaliya oo ka qeybgashay kalfadhiga 68-aad ee Qaramada Midoobay

Muqdisho – (WARSOOR) – Wafdi ay hoggaamineysay siihayaha wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuuquuqda Aadanaha JFS…

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Cimillada Cagaaran

Muqdisho -(WARSOOR) – Ra’iisulWasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan la…

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in berri ay tahay maalinta 1-aad ee bisha Ramadaan

Muqdisho – (WARSOOR) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in berri ay tahay maalinta koowaad ee…