Ciidamada Amaanka ee Kenya oo Si Lama Filaana Baadhitaano Uga Bilaabay Xawaalada Soomaalida

Kenya – (warsoor) – Ciidamada Amaanka ee Kenya ayaa maanta si kedis ah baadhitaano uga bilaabay…

Mas’uuliyiin loo diiday Visa-ha Kenya oo Xamar ku laabtay

Kenya – (warsoor) – Saddex mas’uul oo ka tirsan hay’adaha dawladda Soomaaliya kuwaasi oo dawladda Kenya…

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Oo Sheegay Inuu Gabagabo Marayo Tirakoob Ay Ku Sameynayaan Hantida Guud Ee Dowladda

Muqdisho – (warsoor) – Shir saxaafadeed uu Muqdisho uga qabtay Warbaahinta Wasiirka Maaaliyada Xukuumada federaalka Soomaaliya…

Dowladda Somalia Oo Jawaab Ka Bixisay Is-Bedelka Socdaal Ee Dowlada Kenya Ay Sheegtay

Muqdisho – (warsoor) – Soomaaliya ayaa iska fogeysay in Kenya ay la socodsiisey isbadal xagga socdaalka…

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad Ka Jeediyey Maalinta Xuska Dhalinyaradda SYL

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL…

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Kulan La Yeeshay Wakiilka cusub ee Hey’adda UNICEF u qaabilsan Soomaaliya

Mogadisho – (warsoor) – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa…

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Magacaabay Guddi Dhamays-tiraya Qorshaha Dayn Cafinta Dalka

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta…

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Taliska Qaybta Guud Ee Booliiska Gobalka Banaadir iyo Isgoysyada Muqdisho

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedreaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, oo caawa kormeer…

“Angola needs more oil exploration, including in marginal fields to stem decline in production”

LUANDA, Angola – (warsoor) – There’s so much excitement about where Angola’s energy sector is headed.…

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo…