Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib-udhiska Soomaaliya oo Turkiga kula kulmay mas’uuliyiin

Turkey – (warsoor) – Wasiirka hawlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda FS Cabdifitaax Maxamed Ibraahim (Geesey)…

Wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo wafdi ka socday Britain oo ka wada hadlay horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho -(WARSOOR) Wasiirka Gaashandhigga Xukumada Fadaralka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali (Amar Dambe) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay…

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL ayaa soo saaray wareegto uu ku joojinayo bixinta ruqsadaha dugsiyada gaarka ah

Hargeysa –  (warsoor) – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL Md. Cismaan Jaamac Aadan ayaa soo…

Guddoomiye Sharmarke Geelle Oo Kulan Hambalyo Iyo Dardaaran Ah Burco Kula Qaatay  50-Ka Qof Ee Gobolka Togdheer Ku Guulaystay Imtixaankii 328 Tartame Ay Ka Qaybgaleen

Burco – (WARSOOR) – Hay’adda Shaqaalaha dawladda Somaliland, ayaa kulan Hambalyo iyo Sabootin ah Magaaladda Buruc…

Kal-fadhigii 25-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday Maalgashiga Dalka Iyo Arrimaha Amniga

Hargeisa – (warsoor) – Kal-fadhigii 25-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha…

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Qayb-galay Kulan Ballaadhan oo ay Haweenka Qaranku Isugu Yimaadeen

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay kulan…

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Jsl Oo Tartan Loo Gelayo 50-Kaalmo Shaqooyin Dawladdu Qaadanayso U Qabatay Dhalinyarada Aqoonyahanka Ee Gobolka Sool

Hargeysa-(warsoor) – Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa Xarunta Gobolka Sool ee magaaladda Laascaanood  waxay ku…

Wefdi Xukumda Somaliland Oo Kulmo Layeeshey xildhibaano katirsan  Barlanka Ingriiska

London – (warsoor) – Wefdi Xukumda Somaliland Oo Kulmo Layeeshey xildhibaano katirsan Barlanka Ingriiska waxaana kamid…

Madaxweyne Farmaajo “Aqalka Sare waxaan ugu baaqayaa inay dedejiyaan hindise-sharciyeedka dhismaha Hey’adda Naafada Qaranka”

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay maalinta…

Shir looga hadlayay xoojinta xidhiidhka Soomaaliya iyo Turkiga oo la soo gaba-gabeeyay

Muqdisho – (warsoor) – Waxaa shalay gelinkii danbe magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu soo gaba-gabeeyay…