Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta iyo Go’aamadii Ka Soo Baxay

Hargeysa – (warsoor) – Fadhigii 51-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo heshiis la saxiixday madaxda wasaaradda Xajka ee Sucuudiga

Muqdisho – (warsoor) -Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo jooga Dalka…

162-ruux oo laga soo badbaadiyay Badda u dhexeysa Libiya iyo Talyaaniga

Talyaniga – (warsoor) – In ka badan 160-qof oo isugu jiray  muhaajiriin iyo qaxooti  oo laga…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xadhigga Ka Jaray Carwada Wax Soo Saarka Wershadaha dalka

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray…

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo La Kulmay Kooxda Kubbadda Cagta Ee SINDO UNITED

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta qasriga madaxtooyada…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa kula…

Madaxweyne Farmaajo oo daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Qorshaha 9-aad…

Shirkada Aw-Xaashi Xoor Geel Oo Ah Mashruuc Lagu Dhaqayo Geela Oo Xadhiga Laga Jaray

Hargeysa( )- Shirkada Aw-Xaashi Xoor Geel  oo ah Mashruuc lagu dhaqayo Geela ayaa  laga daah furay deegaanka Beder-wanaag…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayo madaxweyne ku…

Tobacco firms to start curbing consumption effects

Manufacturers of tobacco products will start contributing two per cent of the value of the tobacco…