Cabdiraxmaan Talyanle Oo Soo Bandhigay Liiska Saxeexa Xildhibaanadii 39-ka Aha Ee U Codeeyay

Hargeysa – (warsoor) – Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo aha Murashaxii la tartamaayay Baashe Maxamed Faarax, ayaa soo bandhigay saxeexa liiska 39-kii Xildhibaan ee u codeeyay. Sidoo kale wuxuu soo bandhigay Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle cadaynta Xildhibaan Cabdiraxmaan Hirad oo uu sheegay in aanu ahayn mid codkiisa muran la galin karo, isagoo  Xildhibaanka laftiisi qiraayo inuu u codeeyay Cabdiraxmaan Talyanle.

Hoos ka DAAWO Hadalkii Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo dhamaystiran:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap