Banaanbax laga soo horjeedo saldhiga milatari oo ka dhacay London

London – (warsoor) – Mudaharaad lagaga soo horjeed saldhiga milatari ayaa ka dhacay magaaladda London.

Dadweynaha qabashadda la hortagay aqalka looga taliyo dalka UK ayaa ka soo horjeeda saldhiga milatari ee xukuumadda Somaliland ka siisay magaaladda Berbera dawladda Imaaraadka Caraba.

Halkan ka daawo mudaharaadka:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.