Baarlamaanka Somaliland oo Galay Fasax

Hargeysa – (warsooro) – Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa kalfadhigoodii Sabtida ku shaaciyey in golaha wakiiladda Somaliland ay gali doonaa fasax dhan muddo laba bilood ah. Kalfadhigan oo uu shir gudoominaayey Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Md. Baashe Maxamud Faarax.  

Fasaxan ay galeen golaha wakiiladda Somaliland ayaa ku soo beegmaya xili ay taagan yihiiin hawlo badan oo la xidhiidha muranta ka taagan sharciyadda la xidhiidha doorashooyinka, khilaafaadka xukuumadda iyo xisbiyadda qaranka.

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap