UEFA Champions League ayaa ku dhawaaqday isku aadkii kooxaha.

sports -(warsoor)- isku shandheynta Β ama Isku aadka koobka horyaalada Yurub ee UEFA Champions League ayaa daqiiqad ka hor la sameeyay waxaana sidii la filayay isku dhacay Β kooxo waaweyn oo aad isku doonay in ay isku soo baxaan Β .

Koobka UEFA Champions League oo ay iskugu soo hadheen 8-kooxood oo kaliyah ayaa waxa ay kooxaha iskugu dhaceen qaabkaan : Fc Bayern MΓΌnchen Vs Real Madrid , Juventus Vs Fc Barcelona , Borussia Dortmund Vs As Monaco , Atletico Madrid Vs Leicester City .

Kulamada koobkaan ayaa la kala ciyaari doonaa 11-ka & 12-ka bisha Apriil iyo 18-ka & 19-ka isla bisha dambe ee April 2017 . Fiinaalka koobkaan ayaa ka dhici doona 3-da bisha Juun ee sanadkaan magaalada Cardiff ee caasimada dalka Wales .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.