Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Khilaafka Gudoomiyaha Wakiiladda ee ka dhashay natiijaddii doorashaddii shalay

Hargeysa – (warsoor) – Afhayeenka Xukuumadda Somaliland ahna wasiirka warfaafinta ayaa maanta ka hadlay sheegaysa Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle ee uu sheegtay inuu isagu yahay guddoomiyaha xaqqa ah ee golaha wakiiladda, wasiirka ayaa sheegay in aanay arintaasi waxba ka jirin.

Wasiirka Caddaani ayaa sheegay in doorashadii golaha wakiiladda Somaliland ay u dhacday si cadaalada ah oo dimuqraadiya oo ay goob-joog u ahayd warbaahinta dalka. Wasiirka ayaa eedaynta khilaafkan dusha u saaray xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.

Halkan ka daawo warkan:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap