Xisbiga WADDANI oo Xilalkii iyo Xunimaddii ba Ka Qaaday Xubno Hore Looggu Digay .

Xisbiga WADDANI oo Xilalkii iyo Xunimaddii ba Ka Qaaday Mas’uuliyiin Hore Looggu Digay

Hargeysa-( Warsoor )-:-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa xilalkii iyo xubinimaddii ay ka hayeen Xisbigaasi ka xayuubiyey qaar ka mid ah saraakiil ka tirsanayd oo hore looggu shaaciyey waraaqo digniino ah oo lagu baahiyey warbaahinta madaxa banaan Somaliland xubnahaahi ayaa waxay ka koobnaayeen afar xubnood shir ay maanta oo ay taariishdu tahay  maarso 03/19/2017 yeesheen hogaanka xisbiga waddani iyagoo u cuskanaya xeerka xisbiga oo ah xeerka 10 naad farqadiisa 1 ilaa 2 ee xeerka xisbiga waddani tixraac anshax marin  xubinta ku gefta xeerka xisbiga waddani sida ku cad qodobka 43naad .

 

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap