Xisbiga WADDANI oo Xaflad Fooladeyn ah Ku Qaabilay Ururka Dhallinyarada Halgan oo ay Ku Bahoobeen Dhallinyarada Goballada Bariga Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Xaflad si heer-sare ah loo soo agaasimay oo Xisbiga WADDANI uu ku soo dhaweynaayey ururka dhallinyarada Halgan oo ay ku bahoobeen dhallinyarada goballada bariga Somaliland oo ku soo biiray xisbiga WADDANI isla mar ahaantaana ka soo diga-rogtay xisbiga KULMIYE, ayaa maanta looggu qabtay hoolka shirarka xisbiga WADDANI ee Maroodi-jeex oo ku yaala bariga magaalada Hargeysa.

Xafladdan, ayaa waxa ka soo qeyb-galay madax sare sare oo ka tirsan hoggaanka xisbiga WADDANI, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka, siyaasiyiin iyo weli ba sida oo kale taageerayaal aad u tira badan oo ka soo jeeda goballada bariga Somaliland.

Halkan ka daawo warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.