Xisbiga WADDANI Oo Dhigay Banaanbax Hal Askari Ku Dhaawacmay

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Maxamed (Cirro) ayaa saaka xoog ku soo jiidhay ciidamo albaabada iskugu dhuftay xarunta guud ee xisbiga WADDANI.

Guddoomiyaha oo ay weheliyaan masuuliyiinta xisbiga iyo qaar ka mid ah taageerayaasha xisbiga ayaa soo jiidhay ciidamo dhinacyaddda lagaga wareejiyey xarunta xisbiga.

Guddoomihaya ayaa markii uu xarunto soo galey in yar dib qabtay shir jaraa’id waxaanu sheegay in fariintoodii ay ugu talo-galeen shacbiga Somaliland ay gudbiyeen.

Guddoomihaya ayaa sidoo kale sheegay in ciidamadu ay rasaas badan oo ay rideen uu hal askari kaga dhaawacmay ciidamada laftooda, balse uu banaanbixii uu si nabad-galyo ay ku dhamaaday.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee guddoomiyo Cirro:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.