Xildhibaan Rayte oo ku Dhawaaqay inuu Ka Baxay Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI

Hargeysa – (warsoor) – Xildhibaan Ibraahim Jaamac Rayte oo ka tirsan xildhibaanadda xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta shaaciyey inuu gabi ahaanba ka baxay xisbigaasi, xildhibaanka ayaan daaha ka faydin sababta uu uga baxay xisbiga WADDANI.

Xildhibaan Raynte ayaa sheegay in aanay hadda qorsha ugu jirin xisbi uu ku biiri doono, balse marka uu wakhtigeedu uu yimaado inuu ku biiro doono xisbiga uu go’aansado ku biiristiisa.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee xildhibaanka:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap