Wefti Imaaraadka ka socda oo saaka Soo gaadhay Dalka Somaliland iyo Ujeedka Safarkooda

Hargeysa – (warsoor) – Wefti Ka socda Khalifa Fundation oo u yimid inay u kuurgalaan xaalada abaaraha iyagoo ka jawaabaya baaqii madaxweynuhu u qoray dawlada Imaaraadka.

Madaxweynaha Somaliland Md. Siilaanyo ayaa oo ka  dalbanayay dawladda imaaraadka carabta in loo soo gurmado dadka iyo duunyada dhibaataysan ee abaartu saamaysay.

Weftiga Khaliifa Foundation oo saaka ka soo degay Airportka Hargeysa waxaana hoggaaminayey Safiir Baashe Cawil oo uu wehelinayey Guddoomiyaha Diiwaanka Sekada Jamhuriyada Somaliland Sheekh Siciid Maxamed Faarax Jirde.

Halkan ka daawo warka soo dhawaynta weftiga:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.