Wasiiro ka tirsan XFS iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka wadda hadlay xakameynta Covid-19

Muqdisho – (warsoor) – Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta Aqalka Dowladda Hoose kulan kula yeeehay Wasiirada Caafimaadka, Gargaarka, Wasiirka Warfafinta, Wasiir ku xigeenka diinta iyo awqaafta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dedaalada lagu dardargalinayo ka hortega fafitaanka cudurka COVID-19.