Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland oo ka Warbixiyey Xaaladda Caafimaadka ee Dalka

HARGEYSA – (WARSOOR) – Wasirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud: Cumar Cali Cabdilaahi ayaa si balaadhan uga warbixiyay Xaalada Caafimaad ee dalka iyo marxaladaha kala duwan ee uu marayo xannuunka Coronavirus iyo kor u kaca ku xanuunka dunidda aafeeyay ee Covid-19.

Wasiirka ayaa sheegay in xanuunku uu bishan March ee lagu guddo jiray oo kordhay 15% marka la barbar dhigo bishii February ee sanadkan 2021.

Halkan ka daawo warbixinta Wasiirka: