Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo Golaha Ammaanka Midowga Afrika uga warbixiyay xaaladda dalka

MUQDISHO – (WARSOOR) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdirisaaq ayaa uga warbixiyay Golaha Ammaanka Midowga Afrika xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Wasiirka waxa uu mar kale hoosta ka xariiqay in Dowladda Soomaaliya ay soo dhowaynayso fududaynta wadahadalo Siyaasadeed oo ku qotoma in Shacabka Soomaaliyeed ay doortaan Wakiilo.

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap