HARGEYSA – (WARSOOR) – WasiIrka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL, Mudane Maxamed kaahin Ahmed, Waxa uu Manta si rasmi ah ugu dhawaaqay Jadwalka Ansaxinta iyo kal-fadhiyada koowaad ee golayaasha deeganka cusub oo lagu dooran doono Maayirada iyo ku xigeenada.
HALKAN KA DAAWO WARKAN:

This post is also available in:
Somali