Wasiir Saajin oo ka Sheekeeyey Maraxilkii ay Murashixiinta ku soo Xuleen

HARGEYSA – (WARSOOR) – Wasiirka wasaaradda ganacsiga warshadaha iyo dalxiiska mudane Maxamuud Maxamed Xasan Sacad Saajin, ayaa si qoto dheer uga waramay maraaxilkii ay ku soo xuleen murashixiinta xisbiga KULMIYE.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in hawl adag ay u taalo guud ahaan murashixiinta xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE, uga sharaxan golayaasha degaanka iyo wakiillada, loona baahan yahay in ay guntiga dhiisha isaga dhigaan.

HALKAN KA DAAWO WARKAN: