Hargeysa, (warsoor) —Wasiir Ku Xigeenka Dhaqanka Iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Sheekh Cumar Xasan Iyo Suldaan Abshir Xasan Cali iyo Xubno kale Ayaa maanta Soo Kormeeray Goobaha Diiwaan Galinta Kaadhka Codbixinta ee deegaada hoose imaad gobolka gabiley.
Halkan hoose ka daawo
This post is also available in:
Somali