Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka hadlay dedaalada xukuumadu wado ee dib loogu furayo dhoofkii xoolaha ee Sucuudigu xayiraada kooban saaray.
Wasiirka ayaa soo bandhigay warbixin lagu cadeeyey in xoolaha Somaliland ay caafimaad qabaan oo aanu jirin wax xanuun ah oo ay qabaan.
Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay wakaaladda SOLNA:
This post is also available in:
Somali