Hargeysa – (warsoor) – Wasaar waxbarashadda Somaliland ayaa maanta soon bandhigtay deeqo waxbarasho oo dhan 300 oo isugu jira waxbarshadda ee Jaamacadda ee Heerka 1-aad iyo 2-aad oo ay ku deeqday dawladda Itoobiya.
Wasaaraada waxbarashada ayaa sheegtay ee 300 ee boos loontartami doono, waxaanay shaacisayn in 23 September oo ka dhigo muddo 3 maalmood guddahood lagu soo gubiyo araajida iyo shahaadooyinka looga baahan yahay tartamayaasha.
Waxbarashadan waxaa ka qayb gali doona ardayda dugsiyada sare ku baastay darajadda B iyo wixii ka sareeya. Iyo ardayda heerka 1-aad ee jaamacada ku baasay GPA 3 iyo wixii ka sร reeya.
Halkan ka daawo warkan:
This post is also available in:
Somali