Su’aalo Diiniya oo Ku Saabsan Mawduuyco Kala Duwan

ISLAAMKA – (WARSOOR) – Halkan ka daawo su’aalo kala duwan oo ku saabsan mawduucyo kala duwan.

Su’aalahan waxaa ka mid ah:

  1. Gaaladda ma loo ducayn karaa?
  2. Haddii qofku ku nadro inuu joogteeyo sunayaasha oo uu awoodi kari waayo, muxuu yeeli karaa?
  3. Kitaabka quraanka haddii uu dhex yaalo meel aan daahir ahayn, oo aanu qofku daahir ahayn ma qaadi karaa? Kutubta quraanka ah ma la gubi karaa?

Halkan ka daawo su’aalaha xidhiidhka ah ee Sheekh Xasan: