Hargeysa – (warsoor) – Xukumadda Somaliland iyo shacabkeeda ayaa maanta lacag dhan $600,000 ugu deeqday dadkii Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay fatahaadii webiga Shabeele ee deegaanka Balad-weyne.
Lacagtan oo maanta laga dhoofiyey madaarka Hargeysa, waxaa sii qaaday xubno iskugu jiray culimo iyo ganacasato reer Somaliland ah oo uu hogaaminaayey Sheekh Maxamed Cali Geedi.

This post is also available in:
Somali