Tiradda Xaaladaha Coronavirus ee Aduunka

Caalamka – (WARSOOR) – Xanuunka Coronavirus ayaa duniga ku sii fidaya, waxaana hadda xanuunku uu ku dhacay 5,689,212, waxaana u dhintay 352,294. Guud ahaan tiradda ka bogsaday xanuunka ayaa gaadhaysa 2,432,271.

Caalamka Tiradda 5ta waddan ee uu xanuunku aadka u sameeyey ayaa kala ah:

  1. Maraykanka: Wuxuu ku dhacay 1,725,275, Waxaa u dhintay 100,572
  2. Baraasiil: Wuxuu ku dhacay 394,507, Waxaa u dhintay 24,593
  3. Ruushka: Wuxuu ku dhacay 362,342, Waxaa u dhintay 3,807
  4. Isbayn: Wuxuu ku dhacay 283,339, Waxaa u dhintay 27,117
  5. UK: Wuxuu ku dhacay 265,227, Waxaa u dhintay 37,048

Xanuunkan ayaa wali aan loo haynin wax daawo ah oo lagu daabiibo dadka uu ku dhacay xanuunku, balse waxaa jira dadaalo dunida meelo badan ka socda oo lagu soo saarayo talaalo lagu daweeyo xanuunka.