Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Amarkii Xukuumadda Ee Masaajidada Lagu Xidhayay

Hargeysa – (warsoor) – Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa maanta ka hadlay amarkii xukuumadda ee Masaajidada ee lagu xidhayay. Sheekh ayaa sheegay in xubnaha guddida heer Qaran ay ka wadda hadleen go’aanka ay xukuumaddu soo saartay.

Halkan ka daawo wixii ay ka wadda hadleen Sheekha iyo Guddida heer qaran ka hortagga Xanuunka Coronavirus: