Sacuudiga Oo Joojiyay Qur,aanka In Kor Loo Aqriyo Masaajida Sh Xassaan Oo Ka Hadlay

ISLAM – (WARSOOR) – Boqortooyadda Sacuudiga ayaa soo saaray bayaan ay ku joojinayaa in masaajidda quraanka ka baxa salaadaha Jahriga ah ee dalka Sacuudi Carabiya la joojiyo, cidii u hogaansami waydana sharciga la marin doono.

Halkan ka daawo sheekh Xasaan oo ka hadlaya arintan iyo waxa ay diintu ka qabto.

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap