Ruushka oo sheegay inuu qabsaday Bakhmut

RUUSHKA – (WARSOOR) – Ciidamada calooshood-u-shaqaystayaasha ah ee ka garab-dagaalamaya ciidamada Ruushka ee lagu magacaabo Wagner ayaa sheegay inay qabsadeen magaalada burbrurtay ee Bakhmut ee bariga Ukkraine.


Masโ€™uuliyiinta Ukrraine weli ma xaqiijin in Bakhmut ay gebi ahaan ka baxday gacantooda.

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap