RUUSH – (WARSOOR) – Dawladda Ruushka ayaa Isniintii sheegtay in 63 ka mid ah ciidamadooda lagu dilay habeenkii sanadka cusub, kadib markii ay Ukraine ku garaacday gantaalo saldhig ay ku leeyihiin Ruushku magaalada Makiivka ee qaybta uu Ruushka ka taliyo ee gobolka Donetsk ee Ukraine.
Warbixin ayaa VOA ka qortay arrintan, waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.