Ra’iisul wasaare Rooble oo sagootiyay safiirka Findland u joogay Soomaaliya

MUQDISHO – (WARSOOR) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa kulan sagootin ah la yeeshay safiirka sii baxaya ee Finland u joogay Soomaaliya Mr Erik lundberg.

Mudane Rooble ayaa uga mahadceliyay kaalintiisii xoojinta xiriirka labada dal iyo doorka dowladda Finland ee dowlad dhiska Soomaaliya.