Ingiriiska – (Warsoor) – Allaha u naxariiste Raiisal wasaarihi hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) ayaa saakay ku geeriyooday magaalada London ka dib maalmo uu la xanuunsanayay cudurka covid-19.
![](https://i0.wp.com/www.warsoor.net/wp-content/uploads/2020/04/NUUR-CADDE-12.jpg?resize=696%2C392&ssl=1)
War-saxaafadeed ka soo baxay qoyska ra’iisal wasaarihii hore ayaa u dhignaa sidan:
![](https://i0.wp.com/www.warsoor.net/wp-content/uploads/2020/04/fff-300x293-2.jpg?resize=300%2C293&ssl=1)