Todobaadkan barnaamijkeenna MIDHAHA DIINTA waxa aad kaga bogan doontaan qodob muhiim u ah caqiiqada iyo aaminaadda qofka muslimka ah. Waxaana qodobkaasi yahay; Maxaa Imaanka siyaadiya? Maxaa se naaqusiya? Waxa inoo soo jeedinaya sheekh Maxamed sheekh Cumar Dirir. Waxaana mudaaradan duubtay maktabada Al-fajri oo ku taalla magaalada Hargeysa.
Ka faa’idaysi wanaagsan. Ilaahay sheekana ajar iyo xasanaad ha ka siiyo.
This post is also available in:
Somali