Maxaa Haweenka La furo ay Cidada U tirsadaan [ 3 Biood] Kuwa laga dhintayne U ciddo tirsadaan [ 4 Bilood iyo 10 Casho]?

Wax badan Ka Ogow Diinteena Sida ay Uga Warantay Cilmigan Wax badan ayaad U baahneed inaad Ogaato.

Caalimka Lagu Magacaabo; Roberto Gylium”
Oo Wax Ka dhigo ” Aynishtan Bublic”
Kuna takhasusay Cilmiga lagu daraaseeyo Uur jiifka ” علم الأجنة”

Si Shuruud la’aan ah Ayuu Ugu dhawaaqay islaamnimadiisa Ka dib Markii ay is Waafaqeen Cilmigii Uu intaas Oo sano Soo Waday iyo Aayadaha quraanka Kariimka Ee Ka Warama
Arrimahan Ku tacaluqa cilmiga Uur Ku jirta.

Waxaa si gaar ah U soo jiitay Ninkan Caalimka ah Sababta Uu Quraanka Kariimka Ugu Xadiday Waqtiga Ciddo baxa Dumarka Sadax bilood.

Culimada Casrigan Nool Waxaa Kadis Ku Noqotay Arrin fajaciso ah Kaas Oo ay Ugu Magac dareen [ Biyaha Ninka Ee Aamusan]:
Shahwada Ninka Waxaa Ku jiro =62protein

Taas Oo Ka duwan Ninka Kale, Sida Faraha gacmahooda U Kala duwan yihiin, Ninkasta Waxaa Uu Allah U yeelay Nooc Xawo Oo U gaar ah ….
Jirka Dumarka Waxaa Uu leeyahay Wax sida Computer Camal ah Kaas Oo lagu keeydiyo Shahwda Ninka ay la macaamishay Ama Qabo.

Haddii ay Guursato Ninkale Si Toos ah Ka dib Markii Uu furo Ninkii hore Ayada Oo Aan Ciddo tirsan , Ka dib Sidaa Kula aqal galo..

Computerkii Hore ayadoo ayado ay Wax hore Ku keydsanaayeen ayaa Waxaa soo galaya Xawo Kale Oo Cusub, Halkaa Waxaa Ka dhalan Kartio Cudduro Ay Keeni Karaan feyruusyo Khatar badan Kaaso Haweeneyda Ku sababi Karo Xanuuno Halis ah.😪

Cilmi ahan Waxaa Lagu Xaqiijiyay in . Caadada Kowaad Ee hesho Ee ay gabadha mar dhaw la soo furay , Ka soo Xaaqmayaan 32% ilaa 35% Oo Ka mid ah Xawadii Ninkii hore Ee ay Kala tageen .
.Caadada labaad Kolkii ay hesho Waxaa soo Ka soo dhamaanaya 67% Xawadii Ku harsaneed
. Caadada Sadaxaad Markii ay gabadha hesho
Waxaa gabi ahaanba meesha ka soo dhamaanaya Wixii meesha Ku harsanaa 99.9%

Ilmo galeenka Gabadha Sidaa ayuu Nadiif ku noqonayaa Wuxuu Markaa ka dib U diyaar garoobayaa in Uu qaabilo Xawo Cusub
Ayadoo aysan Kala Kulmeeynin Wax dhib ah.

Dhaqamada ay Sameeyaan Dumarka qaarkood Ee Ragga Jirkooda ka iibsad Ayaga Oo Aan Ka fikiri Caafimaadkooda Kaliya lacagta fiirsada Hadane La Kulma Xanuuno Halis ah Sida Aids Oo Uu Keeno Virus, Waa Natiijo Ka dhalata isu daba marka raggaa kala Xawada duwan Xawadaas oo Hal meel isu tageeyso.

Qeybtan Xigta Xigta Waxaan Kaga haleynaa
Dumarka ayaga Laga dhintay.
“““““““““““““““““““““““““““““““““
Dumarka carmalka ah ayaga Waxaa muddada dheer Loo siiyay iyaga Waxaa la sheegay in Xawada Ninkii Ka dhintay baaqi Meesha Ku sii ahaan doonta Muddo dheer
Maadama Haweeneydii Uu Ka dhintay Waqti Kasta Soo Xasuusaneyso taaso Keeneyso Murugta Xoogan
Waxeey U baahan tahay Haweentas Waqtiga Uu Allah U qadaray Afar bilood iyo toban Casho ineey sugto Si gabiahaanba meesha Uga soo Wada dhamaadan Xawadii Hore.

Xaqiiqdan, ayaa Ku dhalisay Caalimkan in Uu Ku dhawaaqo Kalmada towxiidka islamkane Sidaa Ku soo galay
Baaritaanii Uu Sameeyay Caalimkan Waxaa Ka mid aha in Uu La Kulmay Haween Muslimiin ah Oo dagan Maraykanaka Kuwaas Oo Xaasas ah
Waxaa Uu Ku Ogaaday Baaritaanka in Mid Kasta Oo Haweenka ah ay sido Hal Nooc Oo Xawo ah Kuna Keydsan tahay Computerkeeda

Halka Uu ayagane Baaritaan Ku soo Ogaaday dumar kale Aan muslimiin aheeyn Waxaa lagu Ogaaday in Middiiba ay Computerkeeda Ku Sido Labo ilaa Sadax Nooc Oo Xawo Kala duwan Ugu Keydsan tahay Computerkeeda

Xitaa Caalimkan Waxaa Uu Baaritaan Ku Sameeyay Xaaskiisa Oo Uu Kaadida Ka qaaday
Si Uu U Ogaado in ay Wado labo ilaa sadax Xawo Oo Kala Nooc ah Taas Oo Haddii ay Run noqoto Ka dhigan tahay in ay Khiyaantay

Baaritaanka heer Waxa Uu la gaaray in labada Cunug ay Sido in Uu Mid kaliya yahay Ubadkiisa Kan Kale Ninkale Lee yahay

Markii Uu Ku qancay Diinta islamka iyo Sida ay U daryeeleyso Caafimaadka Haweenka iyo in aysan Bulshada ku dhax khaldamin
Ugu Dambeeyn Ninkaa Caalimka ah Waxaa Uu soo saaray Kitaab Uu Ugu magac daray
“Gabadha Musimadda ah Waa tan Ugu Nadiifsan Aduunka”

Allah Waa Uu run sheegay Kolkii Uu Kitaabkii Munazalka ah Ku sheegay Oo Uu yiri”
قال تعالي: [سنريهم آياتنا في الآفاق وفي أنفسهم حتي يتبين لهم أنه
الحق اولم يكف بربك أنه علي كل شيء شهيدا]:

Dr Hussein arab