Mareykanka: Sharikado caan ah oo laguganaaxday carruur ay shaqaaleysiiyeen

WASHINGTON — (WARSOOR) – Wasaaradda Shaqada ee dowladda Maryakanka ayaa sheegtay in tirada caruurta da’da yar ee ka dhex-shaqeeya gudaha Maraykanka ay sii kordhaso tan iyo sannadkii 2015-kii.

In kastoo tirada ay ka yar tahay intii ah ahayd 20 sanoj ka hor, haddana khubarrada ayaa aaminsan inay kororkani uu dhibaato keenayo. Maxim Moskalkov ayaa warbixintan diyaariyay, waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.