Maraykanka oo safiir cusub usoo magacaabay Soomaaliya

MUQDISHO – (WARSOOR) -Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa safiirka cusub Soomaaliya usoo magacaabay Larry AndrĂ©, safiirkan ayaa badali doona Donald Yammamota. Waxa uu ahaa safiirki Maraykanka ufadhiyay Djabuuti Tan iyo Sanadkii 2017-kii.

Sida ay Wakaalada Wararka SONNA u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap