HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo habeenimadii xalay Xadhiga ka jaray Dhismaha Cusub ee Jaamacadda New Generation ee laga hirgeliyey Caasimada Somaliland ee Hargeysa.