HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qaybgalay Munaasibada Qalinjebinta Dufcadii 20aad ee ka Baxda Jaamacadda Hargeysa oo Tiradoodu dhan tahay 1,360 Arday.
![](https://i0.wp.com/www.warsoor.net/wp-content/uploads/2023/08/369721387_860771455409093_855668521560508978_n.jpg?resize=675%2C450&ssl=1)