Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Hadyaddo Kala Duwan Guddoonsiiyay Arday Da’a Yar-yar Oo Ku Tar-tan-tay Qur’aanka Kariimka Ah Iyo Axaadiistii Nebigga

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb galay munaasibad  ballaadhan oo lagu abaal-marinayay arday da’a yar-yar oo ku tar-tantay musaabiqadda Al-waxyayn ee qur’aanka kariimka ah iyo axaadiistii rasuulka NNKH.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ardaydaasi ugu hambalyeeyay guushaasi ballaadhan ee ay soo hoyeen isla mrkaanna kula dar-daarmay inay ilaaliyaan kuna camal falaan kalaamka alle ,waxaana halkaasi ardayda ku guulaysatay lagu guddoonsiiyay baabuur, dahab iyo had’yaddo kala duwan oo qaali ah.

Halkan ka daawo warkan:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap