Madaxweynaha Somaliland oo Lagu Soo Laabtay Dalka

Hargeysa – (warsoor) – Weftigii Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ee maalmahan ku sugnaa Imaaraadka Carabta oo dalka ku soo laabtay saaka subaxnimadii hore si balaadhana loogu soo dhaweeyey Airportka iyo Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Madaxweynuhu waxa uu salaan sharaf kaga qaatay qasriga madaxtooyada cutubyo ka mida ciidamada qaranka Somaliland, ka dibna waxa saxaafadda la hadlay afhayeenka Deyr.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.