London – (warsoor)- Madaxweynaha somaliland oo booqday suuq Westfield Shopping Centre Ee Galbeedka London , halkaas oo kula kulmay dadkii goobtas ku ganacsanyay ,isagoo mid mid u gacanqaaday ,isagoo madaxweyne Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo Soo Muuqday Isagoo Caafimaad Qaba .
Halkan ka daawo warkaas oo faahfaahsan
This post is also available in:
Somali