Madaxweynaha oo si heer sare ah loo soo dhaweeyey iyo Halka uu ku sugan yahay wakhtigan

Dubai – (warsoor)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxmed Silanyo ayaa maanta kasoo baqoolay magaalada Abu Dhabi, oo uu mudo 12 cisho ah ku sugnaa waxaanu Madaxweynuhu ku sii hakan doona magaalada Dubai mudo dhowr cisho ah, ka dibna waxa uu uga soo gudbi doonaa kuna soo guryo noqondoona dalkiisa hooyo.

Iyadoo Madaxweynaha Somaliland si heer sare ah loogu soo dhaweeyay dalka imaaraadka, iyada oo socdaalka Madaxweynaha lagu qaabilay qaab maamuskiisu aad u sareeyo.

Halkan ka daawo warkan:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap