Madaxda Qaranka oo ka qeyb gashay xuska 26ka June

MuqdishO – (WARSOOR) – Madaxda Qaranka ayaa xaruunta Madaxtooyadda dalka uga qayb galay munaasabadda xuska sanad guurada 61-aad ee kasoo wareegtay maalintii ugu horeysay ee calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taago ciidda Soomaaliyeed 26-ka June 1960-kii oo gumeystihii Ingiriiska ay ka xoroobeen Goboladda Waqooyi ee Soomaaliya.

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap