Kormeerkii Madaxweyne Muuse Biixi ee Berbera iyo iyo Xadhig ka jarka Taaga Maraakiibta ee Marsada Berbera

Berbera – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hogaaminayo ayaa barqadii Maanta Socdaal Shaqo Ku tagay Xarunta Gobolka Saaxil ee Magaaladda Berbera.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Xadhiga ka Jaray Taag Cusub oo lagu soo Xidhayo Maraakiibta ku soo Xidhanaysa dekedda berbera oo dhawaan Xukuumadu soo iibisay.