Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo Ka Hadlay Xadhiga Musharixiinta

Hargeysa – (WARSOOR) Giddida doorashòyinka Qaranka Somaliland,  ayaa sheegay in aanay bannaaneyn sharciyan xadhiga murashixiinta u tartamaya doorashada, sida uu dhigayo xeerka guud ee doorashooyinka, Qodobka 26-aad Farqadiisa 2aad.

War saxaafadeedkan oo soo gaadhay xafiiska warqabadka wargeysyada Dawan ayaa u dhigna sidan:–

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap