Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiye ku-xigeenka Mujaajid Yurub Abiib daladda heer qaran ee NOW ayaa maanta si rasmi ah xilkii iyo xubininaddii daladaasi iska casishay.
Marwo Yurub Abiib oo maanta shir jaraa’id ku qabatay magaaladda Hargeysa ayaa sheegin sababta rasmiga ah ee ay xilkeeda isaga casishay.
Marow Yurub Abiib ayaa xilka guddoomiye ku-xigeenka Now loo doortay 2014-kii.
Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee warkan:
https://youtu.be/FQmQWSmRaho
This post is also available in:
Somali